Faahfaahin: Nin Soomaali ah oo lagu toogtay Magaalada Toronto (Sawirro)

Allaha u naxariistee Haashim Cumar Xaashi oo ahaa Soomaali 20 sano jir ah ayaa habeennimadii Axadda lagu dilay Magaalada Toronto ee dalka Canada. Booliska ayaa wada baaritaan la xiriira ciddii ka dambeysay dilkiisa, balse waxey sheegeen in la rasaaseeyay xilli uu ku dhexjiray gaari galayay garaashka-ka dhismaha 40 Falstaff oo ah halka uu deggenaa marxuumka. … Continue reading Faahfaahin: Nin Soomaali ah oo lagu toogtay Magaalada Toronto (Sawirro)